Ereyo Jaceyl Oo Romantic Ah

Fadlan hadaad kahesho like noosaar:

 

Boqorkii ragaad tahay                                            
Baxasan aan sugaayiyo
kaan beegsanayay baatahay

Bogaygaad kutaalaa
waax yaha jirkaygana
adiga kubaahoo
beerkaygi baad tahay

mcnow daraadaa
dareen baa isaaqoo
damiir kaygi taabtee
dibin daabyo iga dhow

dayax soo baxaayoo
mugdigiyo madowgii
meeshaba kasaaroo
maqnaanayn nin baad tahay

naftayduna hubaashii
adigay kudooratay
kaa daali maysee mcn
adigaan ku daa imin .

Check Also

Caloosha iska yaree

Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo sidey u arkaan gabdhaha ninka calool weyn leh …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *