Caloosha iska yaree

Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo sidey u arkaan gabdhaha ninka calool weyn leh Baruurta caloosha iyo waxyaalaha siyaadiya ama yareeya rag iyo dumarba Baruurta caloosha waa midda ugu daran oo dhibka u keenta caafimaadka waxay ka dhalataa.
1- subagga
2- caanaha
3- shukulaatada

4- xalwada4, 2020

5- maqaarka digaa

6- inaad biyo ku cabto cuntada Dhibaatooyinka ay leedahay Baruurta dhiigga ayay khatar ku tahay iyo xididaha dhiigga iyo wadnaha sidoo kale awoodda galmadana way yaraynaysaa marka ay jikaaga ku badato caloosha weyn,
Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo
Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo

maxaa lagu yareeyaa caloosha

dumarka caloosha weyn waxay ku aruurtaa moxogga ama caloosha waxa ugu fiican baruurtaas lagu yareeyo waa inaad badsataa qudaarta sidoo kale waa inaad socodka badisaa si baruurtaas ay u gubat. dumarka hore way jeclaan jireen nin calool leh waxayu arki jireen inuu yahay nin hanti leh, ninka dhuuban ama caatada ah waxay arki jireen nin gaajo hayso. laakin hadda naagaha waxay rabaa nin sigis baak ah,

fADLAN SHARE DHEH

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *